School Management System loogu talagalay Dugsiyada Soomaaliya

Kobciye waa nidaam Soomaali ah oo dugsiyada Soomaaliya iyo Somaliland ka caawiya maamulka ardayda, xaadiriska, lacagaha dugsiga, imtixaannada, natiijooyinka, macallimiinta, waalidiinta iyo warbixinnada — dhammaan hal meel.

Arag Kobciye / Nala soo xidhiidh

Maamulka Ardayda

Diiwaangeli oo habee xogta ardayda iyo fasallada si nidaamsan.

Xaadiriska

La soco xaadiriska ardayda si fudud adigoo adeegsanaya Kobciye.

Lacagaha Dugsiga

Diiwaangeli lacag bixinta ardayda oo la soco xaaladda maaliyadda dugsiga.

Imtixaannada

Maamul imtixaannada iyo gelinta dhibcaha macallimiinta.

Natiijooyinka

Isku dubbarid natiijooyinka oo u diyaari ardayda iyo waalidiinta.

Macallimiinta

Maamul macallimiinta iyo shaqooyinka la xiriira fasallada iyo maaddooyinka.

Waalidiinta

U fududee waalidka inuu helo xogta muhiimka ah ee ilmahiisa.

Warbixinnada

Ka hel warbixinno isku xiran oo kaa caawiya maamulka dugsiga.

Ma rabtaa inaad aragto sida Kobciye u shaqeeyo?

Nala soo xidhiidh si aad u hesho demo oo aad u aragto sida nidaamku u fududayn karo maamulka dugsigaaga.

Nala soo xidhiidh